berberatoday.com
Isbarbadhiga Hadalkii Xil. Barkhad Batuun Ka Yidhi Boorama Iyo Jawaabtii Uu Ka Bixiyay Sheekh Cabdilaahi Sh, Cali Jawhar!!
July 24, 2021 - Written by admin

Borama(BErberatoday.com)-Xildhibaan Barkhad batuun oo maalintii shalay ka hadlayay munaasibad meher ah oo ka dhacay magaalada boorama ayaa ka dhawaajiyay hadal ah in musharax gudoomiyaha golaha wakiilada cabdirasaaq khaliif uu qaatay ducadii  sheekhul baladka gobolka awdal maadama uusoo ajiibay balantii oo uu jooga goobta

Hadaba sheikh cabdilaahi sheikh cali jawhar oo ah sheekhul baladka awdal ayaa jawaab maanta ka bixiyay hadalkii barkhad usoo sheegay in aanu isagu cidna ucodayn xildhibaan barkhadna uga digay in aanu culimada wanjalin marka uu ka hadlayo masraxyada.

HALKAN KA DAAWO HADALKII BARKHAD IYO JAWAABTII SHEEKH CABDHILAAH;

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews