berberatoday.com
Sheekh Maxamed Aadan Oo Ka Hadlay Sida Looga Faa,iidaysto Awooda Shacabka Iyo Dadaalada Uu Bilaabay Maayarku Ee Lagu Nadiifinayo Caasimada Hargaysa!
July 24, 2021 - Written by admin

Hargeysa(BErberatoday.com)-Sheekh Maxamed Aadan oo kamid ah culimada Somaliland ayaa khudbadii jimcaha ee maanta kaga hadlay ololaha magaalada hargaysa lagu nadiifinayo ee ay bilaabeen golaha deegaana cusub ee uu hormuudka ka yahay maayar cabdikariim axmed mooge oo uuu ku bogaadiyay talaabada ay qaadeen iyo sida uu yahay maanta dooxiii hargaysi.

Sidoo kale sheikh maxamed aadan ayaa ka hadlay faa,iidada ay leedahay in laga faa,iidayso awooda shaccabka oo u baahan in la jiheeyo taasi oo guul wayn lagu gaadhi karo

Dhanka kale sheikh maxamed aadan ayaa ganacsatada.culimada, haldoorka bulshada ugu baaqay in ay ka qayb qaataan ololaha lagu nadiifinayo caasimada hargasya oo ah muraayadii dalka ismarkaana talaabdii ay qaadeen shacabka hargaysa iyo golaha deegaanku ay keentay in dhamaan magaalooyinkii dalku ku daydeen.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews