berberatoday.com
Wefti ka Socda Ethiopia Oo Somaliland lagu Soo dhaweeyey Iyo Ujeedkoodka Socdaalkooda
July 24, 2021 - Written by admin

Wajaale(Berberatoday.com)-efti ka Socda Dowlad-deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya, ayaa maanta lagu soo dhaweeyey degmada Tog-Wajaale ee xadka Somaliland iyo Itoobiya.

Weftiga oo isugu jira Wasiirro iyo Wasiir ku-xigeenno, ayaa masuuliyiin dowladda Somaliland ka tirsani ku qaabbileen Xuduudka Wajaale, waxaanay ka qaybgalayaan Weftigu Bandhigga caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa oo sannadkan dalka Itoobiya ku yahay Martida koowaad oo Sabtida berri ka furmaya Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa.

Haddaba, Warkaas oo dhammaystiran, waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews