berberatoday.com
Gudoomiyaha Xilka Kasii Dagaya Baashe Maxamed Faarax Oo Dardaaran Culus Udiray Xildhibaanada Cusub Ee Golaha Wakiilada.
July 25, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xilka ka dagaya ee golaha wakiilada baashe maxamed faarax oo kulan sabootin ah uqabtay xildhibaanadii hore ee golah wakiilada ayaa aga hadlay arimo door ah oo la xidhiidha dardaaran culus oo uu udiray xildhibaanada cusub ee golaha wakiilada una soo jeediyay in aanay durba is eedaynin balse qofka cida uu rabo uu ucodeeyo.

Sidoo kale gudoomiy baashe ayaa madaxwaynaha somaliland usoo jeediyay in uu dhaqan galiyo xeerkii furista ururada isagoo ka dhawaajiyay in ay damac urur furasho leeyihiin,

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/-URcl6V_cm8
Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews