“20Maalmood In Ayay U Xidhan Yihiin Wasiirka Beeraha, Kaliyana Waxa Lagu Haystaa Maxaa Uga Hadasheen Cabdirasaq Gorayo Dilkii Loo Gaystay..”Xil Maxamed Abiib.
July 26, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Abiib oo kamid mudanayaasha golaha wakiilada ee laga soo doortay gobolka awdal ayaa ka hadlay xadhig laba muwaadin oo reer boorama islamarkaana ka hadlay dhaawac loo gaystay wiil dhalinyaro ah.
