Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan Sagootin Ah La Yeeshay Safiirka Midowga Yurub Amb. Nicolás Berlanga.
July 26, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan Sagootin Ah La Yeeshay Safiirka Midowga Yurub Amb. Nicolás Berlanga.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan sagootin ah la yeeshay safiirka midawga yurub Amb. Nicolás Berlanga oo dalka Jamhuuriyadda Somaliland ku jooga safarkiisi shaqo ee ugu danbeeyey