Xildhibaan Ka Soo Baxay Xisbiga Kulmiye Oo Sheegay In Isbahaysiga Mucaaradka U Soo Bandhigeen Lacag
July 26, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhihaan Abiibakar Siciid Cali Gaboobe oo xisbiga Kulmiye uga soo baxay gobolka Awdal, ayaa sheegay in xisbiyada isbahaysiga mucaaradka Somaliland ay u sheegeen in ay siin doonaan $100 kun hadii uu taageero xubnaha mucaaradku u sharaxeen doorashada shirgudoonka wakiilada.