Kismaayo”Qarax Lala Beegsaday Gaadhi Ay Saarnaayeen Ciyaartoy Iyo Khasaaraha Dhimasho Iyo dhaawac Ee Uu Sobobay.
July 30, 2021 - Written by admin
Kismanyo(Berberatoday.com)-Qarax goor dhawayd lala beegsaday gaadhi ay saarnaayeen koox ciyaartoy ah oo maraya agagaarka magaalada kismaayo ayaa sobobay khasaare baahsan oo iskugu jira dhimasho iyo dhaawac
Allah Unaxariisto Afar kamid ah Ciyaartoyda kooxda kubada cagta JCCI ee ka dhisan Magaaladda Kismaayo ayaa ku Geeriyootay Qarax Loogu Xidhay Gaadhi BasAh Ay Saarbeen tiro kalena dhaawacayo Ayaa kasoo Gaadhay
Majirto wax war oo ay kazoo saaray xukuumada somaliya iyo cid waki sheegatay in ay ka danbayso qaraxan