Markab Xamuula Oo Ku Socday Dekeda Bosaaso Oo Kudagay Bada Gacanka Carabta
July 30, 2021 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Waxaa Degay xalay markab xamuul oo lagu magacabo SUVARI kaas oo ku socday Dekeda Boosaaso kana soo shiraacday dekeda Kandla Kutch Bay ee dalka Hindiya.

Markabkan oo laga lahaa dalka Suuriya ayaa ku qaraqmay badda gacanka Carabta 15 shaqaale ah ayaa la badbaadiyey waxaana la baadi goobayaa 3 kamid ah shaqaalaha oo bada laga baadi goobayo geeri iyo nolol.