Dawlada Itoobiya Oo Sheegtay Inay Fashilisay Xubno Katirsan Alshabaab Oo Isku-dayay Inay Gudaha U Galaan Dalkooda!
July 31, 2021 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in aay fashilisay isku-day ay kooxda Al-shabaab ku doonaysay inay ku gasho dalka Itoobiya.
