“Wuxu Igu Yidhi Baddow Baad Tahay; Waa Runtii Oo Waxaan Badaw Ka Ahay Suuqa Isdhexfadhiisiga Iyo Mukhadaraadka Isku Dhafan” Xildhibaan Khadar Cali Xakiin
July 31, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Khadar Cali Xakiin Ayaa ka jawaabay hadalo aflagaado ah oo uu kula dul dhacay xildhibaan khaddar guun oo ka leexday isbahaysiga

Xildhibaan khaddar oo katirsan isbahaysiga xisbiyada mucaaridka ayaa qoraal uu kaga jawaabayo aflagaadada khaddar guun ku baahiyay barta uu ku leeyahay facebookga wuxuna udhignaa Sidan;