Gudoomiyihii Komishanka Doorashooyinka Somaliland Ee Gobolka Sool Oo Dabley Hubaysani Ku Toogteen Magaalada Laascanood.
August 1, 2021 - Written by admin
Laascanod(BErberatoday.com)-Alle Ha Unaxariistee, Guddoomiyihii Komishanka Doorashooyinka Somaliland Ee Gobolka Sool Cabdillaahi Laba-go’le, Ayaa Caawa Fiidkii Dabley Hubaysan Ku dileen magaalada Laascaanood.
