berberatoday.com
Yaa Usabab U Ah Inay Doorashada Ku Guulaysan Waayeen Xildhibaan Yaasin Faratoon Iyo Xildhibaan Cabdinaasir Qodax
August 3, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-sida Laga Wad arkaayay shaahashadaha markii gacanta loo taagayay Xildhibaan Yaasin Faratoon oo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Utartamaayay waxa ka fadhiistay oo aan gacanta utaagin laba kamid Xildhibaanadii garabkiisa ahaa ee Maalmihii udanbeeyay ay madal kuwada sugnaayeen Labadaasi Xildhibaan  oo kala Xildhibaan Axmed Nuur Guruuj oo kasoo Baxay Xisbiga Kulmiye Gobolka Maroodijeex Iyo Xildhibaan Cabdirashiid Meecaad oo Kasoo Baxay Xisbiga Waddani Gobolka Sanaag hase yeeshee Garabka Faratoon Maalmihii udanbeeyay ku biiray kana tirsanaa goobna kula sugnaa Labada Xildhibaan ee guusha udiiday Xildhibaan Yaasiin Faratoon ayaa kasoo wada jeeda Beelaha Garxajis labadan Xildhibaan ayaa codkja Kalsoonida Si badheedha usiiyay Xildhibaan Cabdirisaaq Khaliif oo Xisbiyada Mucaaradka Usharaxnaa Ku Guulaystay 42 Cod halka Yasin Faratona helay 39 Cod.

Geesta kale Xildhibaan Cabdinaasir Qodax oo utartamaayay Gudoomiye Kuxigeenka Labaad kana  tirsanaa Garabka Yaasin Faratoon hogaaminaayay ayaa isagana waxa ka fadhiistay oo codka Kalsoonida aan utaagin kana baxay balankii shan kamida Xildhibaanada garabkiisa oo kasoo jeeda Gobolka Awdal iyaga oo taas bedelkeedana Codkii siiyay Xildhibaan Cali Xaamud Jibriil oo kasoo jeeda Isla Gobolkooda Awdal oo isagu  helay 43 Cod halka uu Helay Cabdinaasir Qodax 38 Cod.

Balan furka iyo khiyaamada labada Xildhibaan kudhacday ayaa kaga timi garabkoodii

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews