“Intii Kulmiye Ku Mashquulsanaa Borobagaandada Iyo Baahinta Sawirada Beenta Ah, Anaguna Waxaanu Ku Mashquulsanayn Qancinta Xildhibaanadii Noo Codayn Lahaa”Hogaamiye Xirsi,
August 4, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ka dareen celiyay guushii isbahaysiga ee hanashada shir gudoonka golaha wakiilada ayaa sheegay in intii xisbiga kulmiye iyo xukuumadiisu ku mashquulsanaayeen baahida sawirada xildhibaanada taabacsan iyo borobagaandaha baraha bulshada ay iyaguna ku mashquulsanaayeen qancinta xildhibaanadii ucodaynlahaa ee hor seeday guusha ay maanta ka gaadheen doorashadii shir gudoonka golaha wakiilada.

Hogaamiye xirsi ayaa qoraal uu arimahaasi kaga hadlayo ku baahiyay barta uu ku leeyahay xidhiidhka bulshada ee facebookga wuxuna udhignaa Sidan;