“Faysal Iyo Ciro-ba Waxanu Ku Balanay Oo Aan Qoraalkii Hayaa Inay Ii Balan Qaadeen Inay Igu Dhisayaan Kursiga Gudoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Golaha Wakiilada Iyagaana Igaga Baxay”Xildhibaan Cabdinaasir Qoday”Daawo Muuqaal
August 5, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Cabdinaasir Qodax oo utartamayay Gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha wakiilada oo uu kaga guulaystay Xildhibaan Cali Xaamud Jibriil ayaa ka hadlay guuldaradii uu kula kulmay doorashadii shir gudoonka golaha wakiilada sheegayna in xildhibaano udhaartay in ay ucodaynayaan in ay kaga baxeen,
Sidoo kale xildhibaan qodax ayaa ka waramay balan hore uga dhaxay gudoomiyayaasha xisbiyada wadani iyo Ucid oo uu ka leexday isbayhaysigii ay ku dhawaaqeen mucaaridku.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan