Daawo Muuqaalka”Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La Layeeshay Siyaasi Axmed Talyaani Iyo Arimaha Uu Kaga Hadlay!
August 6, 2021 - Written by admin
“Mushkilada Ina Haysta Waxa Kamid Ah, In Xisbiyadii Laga Dhigay Salaan Oo Ninka Hogaamiyaha Ahi, Marka Uu Ku Karo Kursiga Aanu Dib Usoo Eegayn”Siyaasi Axmed.
“Anigu Madaxwayne Muuse Biixi Ahna Gudoomiyaha Xisbiga kulmiye Qaabka uu uga fikiray Magaro, balse Qaladaadkii Uu Sameeyay Dhismihii Dawladiisa Ayaa Natiijadan Maanta keenay Oo Isaga Ayaa Is Jabiyay”Siyaasi Axmed Talyaani.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Axmed Muxumed Cumar (Axmed Talyaani) Oo Kamid Ah Aqoonyahanka Reer Somaliland Ee Katirsan xisbi xaakimka Kulmiye Ayaa Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo la Lala yeeshay kaga hadlay doorashadii dalka ka dhacday iyo waxyaabaha sobobta u ah guuldarada xisbiga kulmiye kasoo gaadhay doorashada iyo shir gudoonkii golaha wakiilada.