berberatoday.com
Siyaasi Cabdilaahi Jawaan Oo Ka Hadlay Qaabkii Ay Udhacday Doorashadii Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Iyo Guuldaradii Xisbi Xaakimka Kulmiye!
August 6, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdilaahi jawaan oo kamid ah Siyaasiyiinta reer Somaliland ayaa ka hadlay Doorashadii dalka Ka dhacay iyo sida ay xisbiyada mucaaridku xukuumada ugaga Guulaysteen kuraasida ugu badan ee golaha wakiilada iyo shir gudoonka golahaba

Sidoo kale siyaasi cabdilaahi jawaan ayaa guuldaradii xisbiga kulmiye kazoo gaadhay doorashadii golayaasha wakiilada iyo deegaanka masuuliyadeeda ku eedeeyay madaxwayne biixi,wasiirka arimaha gudaha iyo gudoomi kuxigeenka labaad ee xisbiga kumiye axmed cabdi dheere,

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews