TPLF Oo La Wareegtay Magaalo Muhiim Ah Oo Ku Taala Gobolka Axmaarada!
August 7, 2021 - Written by admin
Itoobiya(Berberatoday.com)-Jabhada TPLF Oo mudooyinkii danbe dagaal kula jirtay dawlada fadaraalka itoobiya ayaa qabsatay magaalo muhiim oo kamid ah gobolka axmaarada kadib markii ay dagaal kaga qabsaday jabhada axmaarada iyo ciidamada itoobiya oo isku dhafan.
https://youtu.be/q3GqLsNeCEs
Berberatoday.com