Hargeysa(Berberatoday.com)-“Cabdirisaaq Khaliif waxaan filayaa hadii aad ku jiri lahayd booska Faratoon maad tanaasusheen ee golaha waxaad u horseedi lahayd buuq iyo fawdo
Beesha Khaliif maaha beel u baahan biriij oo ku xidha dalka, dib ula soo noqoshadii xornimada Somaliland waxay ka ciyaaren door muhiim ah”.
Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateye oo Xukuumada ka difaacay hadalo ka soo yeedhay gudoomiyaha cusub ee golaha wakiilada.