berberatoday.com
Dawlada Itoobiya Oo Ku Dhawaaqday In Ay Awood Milatari Ku Caabiyayso Jabhada Tplf!
August 8, 2021 - Written by admin

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dawlada fadaraalka ee itoobiya ayaa ku dhawaaqay In Ay weerar milatari ku qaaday gobolka tigrey jabhada TPLF Oo Iyadu dagaal kula jirta dawlada weerarna ku hayso dhulka axmaarada.

Sidoo kale dawlada uu hogaamiye raysal wasaare abiye ahmed ayaa diyaarinaysa in ay markale awood ciidan ku qabsado gobolka tigrey iyadoo mudooyinkii udanbeeyay ururinaysa ciidamo laga soo daabulay ismaamulada kililada itoobiya ee taabacsan xukuumada raysalwasaaraha itoobiya

 

Dhanka kale dawlada itoobiya ayaa waxaa ka socda dagaalo udhexeeya dawlada fadaraalka ah iyo jabhada TPLF iyo jabhado kale oo la safan tigreega kuwaasi oo dagalo kusoo qaaday dhulka ay deganto somalida kuwaasi oo ay hormuud ka ahayd ciidamo ismaamulka canfarta ka tirsan oo taabacsan TPLF.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews