Hargeysa(Berberatoday.com)-Ururka difaacayaasha xuquuqda haweenka ayaa cambaareeyay fal kufsi iyo dil ahaa oo dhawaan magaalada hargasya loogu gaystay marxuumad hinda cumar oo falkaasi u geeriyootay
Sidoo kale ururka difaacayaasha xuquuqda haweenka ayaa haayadaha dawlada ugu baaqay in si dg deg ah ay falkaasi wax uga qabtaan dadkii gaystay lana hor keeno sharciga