berberatoday.com
Sucuudiga Oo Shuruud Ku Xidhay Ajaaniibta Dooneyso Inay Soo Cumreystaan
August 9, 2021 - Written by admin

Riyadh(Berberatoday.com)-Boqor tooyada dalka Sacuudi Carabiya, ayaa muwaadiniinta ajaaniibta ah u ogolaanaya inay soo gudan karaan cumrada sannadkan kadib xayiraadaha ka hortagga cudurka Karoona.

Sacuudiga wuxuu ku xidhay muslimiinta ka imaneysa dalalka dibadda ee dooneyso inay booqdaan Maka in marka hore ay qaataan tallaalka ka hortagga Covid-19.

Wakaaladda wararka ee dowladda Sucuudiga, ayaa ku warrantay in mas’uuliyiinta ay Isniinta nagu soo aadan bilaabayan inay aqbalayaan codsiyada la xidhiidha dadka ajaaniibta ee doonayo inay soo cumreystaan kadib muddo sanad iyo badh ah oo ay boqortooyada xidhay xadka si looga hortaggao fiditaanka cudurkan safmarka ah.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews