Wasiirka Caafimaadka Jsl Oo Ka Hadlay Mishiin Laga Xaday Cisbitaalka Ceerigaabo Iyo Dad Loo Xidhxidhay”Daawo Muuqaal
August 9, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada caafimaadka Somaliland cumar dheere ayaa waraysi lalayeeshay kaga hadlay xaalada guud ee caafimaadka dalka iyo xaqiiqada mashiin laga xaday cisbitaalka magaalada ceerigaabo oo dad loo xidh xidhay xatooyada mishiinka dhiiga lagu baadho
Sidoo kale wasiirka caafimaadka ayaa sheegay in mishiinka la xaday loo xidh xidhay 7qof