Wax Ka Ogow Albeerkada Hurdada Ee Ugu Halista Badan!
August 10, 2021 - Written by admin
Goobaha hurdada ee ugu halista badan dunida waa kuwo ay dad badani jecel yihiin inay dalxiisaaan waxaana ka mid ah, Hoteel la aasaasay sanadkii 1989, oo ah hudheelkii ugu horreeyay ee adduunka laga sameeyay baraf.Huteelkani waxa ku yaalla tuulada Joksgar ee dalka Iswiidan,