berberatoday.com
Waxgaradka Iyo Siyaasiyiinta Beesha Uu Kasoo Jeedo Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Oo Xaal Ka Bixiyay Eedo Uu Kula Dul Dhacay Wasiirku Gudoomiyaha Cusub Ee Golaha Wakiilada”Daawo Muuqaal
August 10, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah Siyaasiyiinta iyo waxgaradka beesha ciise ayaa ka dareen celiyay weerar dhinac afka oo wasiirka gaashaandhiga ku qaday gudoomiyaha cusub ee golaha wakiilada cabdisaaq khaliif xili ay dhamaatay hirdankii shir gudoonku.

Siyaasiyiinta iyo waxgaradka ayaa wasiirka gaashaandhiga cabdiqai caateeye ku tilmaamay in uu ku saaqiday siyaasada dalka islamarkaana ay xaal iyo raali galin kasiinayaan gudoomiye cabdirasaaq khaliif.

Dhanka kale siyaasiyiita beesha ciise ayaa shaki galiyay hadal kazoo yeedhay wasiirka gaashaandhiga xiliga uu eedo ujeediyay gudoomiyaha cusub ee golaha wakiilada taasi oo ay farta ku fiiqeen in meel kale laga soo diray xukuumadana uu ujeedo.

HAalkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews