Xukuumadda Somaliland Oo La Wareegtay Shixnad Tallaalka Covid-19 ah
August 10, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa gudoontay shixnadii 3aad ee tallaalka Covid-19 ah oo ka kooban 30’000 oo tallaal ah, taasi oo ay ku deeqay dowladda Faransiiska iyada oo soo dhex maraysa Sanduuqa Caalamiga ah ee COVAX sida wasaaradu sheegtay.
