berberatoday.com
Caaqil iyo Xildhibaan Reer Jabuuti Ah Oo Uruurinaya Ergooyinka Dir Ee Somaliland u Matalayaa Doorashadda Muqdisho.
August 11, 2021 - Written by admin
Caaqil iyo Xildhibaan Reer Jabuuti Ah Oo Uruurinaya Ergooyinka Dir ee Somaliland u Matalayaa Doorashadda Muqdisho.Caaqil Cismaan Cali Dule iyo xildhibaan hore Cilmi Nuur oo muddo todobaad ah ku sugan caasimadda Somliland ee Hargeysaa ayaa il wareedo lagu kalsoonayahay sheegayaan in ay wadaan mashruuci dib loogu soo celin lahaa madaxweynaha Somaliya ee Farmaajo.

Labadan masuul ayaa maalmahan ba ku mashquulsanaa soo uruurinta iyo tabantaabinta ergooyinka Direed ee Barlamaanka Somaliya lagu soo dooranayo kuwaaso xukuumadda Somaliland aysan war kaheyn.

Caqiilkan iyo Xildhibaa Cilmi oo ahaa xildhibaanaddi hore ee Baralaanka Jabuuti ayaa ku hawlan sidii beelaha Dir uga heli lahaayeen Xubno firfircoon oo dib u dhisa Farmaajo kuwaaso mashruucan si weyn ugu tafa xaytay.

Isku soo wada Duubo mashruuca ergooyinka iyo xulista xubnha labadda aqal ee muqdisho ayaa joog hoose ku socda kuwaaso maalin ba maalinta ka dambaysa warar xog ahi ka soo burqamayaan goobaha fadhi ku dirirka.

Ibraahin Cabdi Yuusuf

Hargeysa-Somaliland

Ibro.2001@hotmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews