“Waxaan Is leeyahay Madaxweynuhu Muu Sababin Guul-darradii Xisbiga Kulmiye, Ee Waxa Sababay Dadkii Uu Ku Halleeyay Talada”Ex Wasiir Hinda Gaandi.
August 12, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Shaqo-gelinka, Qoyska iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Hinda Jaamac Xirsi (Gaani), ayaa ka hadashay Guul-darrada uu xisbiga KULMIYE kala kulmay doorashadii isku sidkanayd ee Goleyaasha Wakiillada iyo deegaannada.
