berberatoday.com
“Geeridii Lixle Waxay Gilgishay Wadanka Oo dhan, Oo Ay Kicisay, Qiimaheeda Iyo Hogaaminteedana Wuu Lahaa”Mujaahid Ibraahim Dhagawayne”Daawo Muuqaal
August 13, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Ibraahim Xuseen “Dhagawayne” oo Kamid ahaa saraakiishii SNM Ee horseeday dib ulasoo Noqoshada madaxbaaninada Somaliland oo caawa ka qaybgalay bandhiga bug laga qoray Alle Ha,unaxariistee Muj Lixle oo lagu dilay dagaal burco duuray ayaa ka waramay taariikhdii uu uga soo joogay muj lixle iyo xusuusta dagaalkii lagu dilay mujaahidka iyo saamaynta uu ku yeeshay qalbigiisa.

” Maalintuu Lixle dhintay waxa nagu dhacay laba dagaal oo waa wayn ( laba abudh), Midna dhanka dawlada ayuu ka yimi oo waa kii Lixle lagu dilay oo Buracaduuray ayuu ka dhacay.

Midna xaga sarre ayaa nalagaga soo qaaday oo Ciidagale ayuu ku dhacay oo xaga sare laga soo weeraray. Maalintaa waxa naga dhintay 50 nin in ka badan. Dhamaana waxa lagu wada aasay magaalada Rabaso  , hadalkii Silaanyo ee ahaa SNM waa wada Lixle ayaanu kaga soo kabanay naxdintii aanu ka qaadnay dilkii Muj Marxuum Lixle “.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews