berberatoday.com
Xisbiyada Mucaaridka Oo Ka Hadlay Xadhiga Wasiirka Gaashaandhigu Kula Kacay Maareeyihii Tvga Bada Cas Iyo Xubno Kale”Daawo Muuqaal
August 13, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Masuuliyiin katirsan xisbiyada mucaaridka ee Somaliland ee wadani iyo ucid ayaa si kulul ucanbaareeyay xadhiga ay xukuumadu kula kacay maareeyihii tvga bada cas iyo xubno kale oo uu xadhigooda ka danbeeyo wasiirka gaashaandhiga cabdiqani caateeye kuwaasi oo xubnahan ku haysta baahinta war lagag bixiyay xaal iyo xubin kamid ah kuwii arintii uu ku dhaliilay gudoomiyaha baarlamaanka ka falceiyay.

 

Xisbiyada mucaaridka ayaa xukuumada ugu baaqay in ay joojiso ku tumashada sharciga iyo dadka sifaha bilaa sharciga lagu xidhayo

Sidoo kale masuuliyiinta ayaa eedo culus ujeediyay wasiirka gaashaandhiga oo ay sheegeen in uu garan laaya,ay shaqadii uu qaranka uhayay.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews