berberatoday.com
Premier League: Qiimaha Tigidhka Daawashada Kooxaha Man Unated, Liverpool, Arsenal Oo La Shaaciyay
August 14, 2021 - Written by admin

Xilli ciyaareedka Premier League oo bilaabamaya Jimcaha habeen dambe usbuuca ugu horreeyana ay jiraan kulamo adag sida Manchester United vs Leeds United & Man City vs Tottenham, waxa la shaaciyey sida ay u kala qaalisan yihiin tigidhka daawashada ciyaaraha ee kooxaha horyaalka ee ay taageereyaashu ku gelayaan gudaha garoonka.

20ka kooxood ee uu ka kooban yahay horyaalka Premier League ayaa mid walba qiimaha tigidhkiisa la shaaciyey, waxaana ugu qaalisan Arsenal oo tigidhkeeda ugu hooseeya ama ugu jaban ee xilli ciyaareedka oo dhan uu noqonayo £891 Gini, halka Manchester City oo haysata xiddigaha sida Grealish, Sterling iyo De Bruyne lagu daawan karo £325 Gini xilli ciyaareedka.

Tottenham ayaa ah kooxda labaad ee ugu qaalisan marka laga eego tigidhada ugu jaban ee garoonka lagu gelayo xilli ciyaareedka oo dhan, waxaana lagu heli karayaa £805 Gini, halka Liverpool iyo Chelsea ay ku xigaan oo ay kala yihiin min £685 Ginbi iyo £595 Gini.

Manchester United waxa uu qiimaha tigidhkeeda ugu jaban ee xilli ciyaareedka oo dhan uu yahay £532 Gini.

Waa kan qiimaha ugu jaban ee koox walba tigidhkeeda lagu heli karayo:

West Ham – £320

Manchester City – £325

Leeds United – £349

Leicester City – £365

Aston Villa – £370

Burnley – £390

Southampton – £399

Newcastle United – £417

Brentford – £419

Everton – £420

Crystal Palace – £435

Watford – £496

Norwich City – £499

Manchester United – £532

Brighton – £545

Wolves – £549

Chelsea – £595

Liverpool – £685

Tottenham – £807

Arsenal – £891

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews