Xaaska Gudoomiyaha Tvga Bada Cas24 Oo Ka Warantay Qaabkii Ay Ciidamo Milatarig Ahi Uga Xidheen Gurigiisa Iyo Tacadi Ay Kula Kaceen”Daawo Muuqaal
August 14, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xaaska Gudoomiyaha televisionka Bada Cas24 oo maalintii sedexaad ku xidhan magaalada hargaysa ayaa warantay qaab argagax leh oo ciidamo milatari ahi ugu soo daateen guriga ugana odaygeeda iyagoo kula kacay falal hanjabaad iyo tacadi ah dadkii guriga joogay halka caruurtiina ay sas ka qaaday talaabada ay kula kaceen ciidamadii milatariga ee loogu talo galay in dalka ka difaaceen cadowga Somaliland balse aan loogu talo galin in lagu cabsi galiyo dumarka iyo caruurta.
