berberatoday.com
Gudoomiyaha Cusub Ee Golaha Wakiilada Somaliland Kulan layeeshay Suxufiyiinta Ka Hawlgala Warbaahinta Hargeysa
August 15, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha cusub ee golaha wakiiilada somaliland cabdirasaaq khaliif oo ay weheliyaan xubno kamid ah shir gudoonka iyo xildhibaano ayaa habeenkii xalay munasibad casho sharaf ah ku  maamuusay suxufiyiinta somalilad ee ka hawlgala magaalada hargaysa.

Ujeedadan casuumadan warbaahinta ee gudoomiye cabdirasaaq ayaa ahaa  sidii uu warbaahinta uga mahad celin doorkii ay uga qayb qaateen ololihii doorashada iyo doorashadii shir gudoon.

Sidoo kale kulan ayaa ujeedadiis ahayd isbarasho iyo sidii ay uwada shaqayn lahaayeen.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews