berberatoday.com
Haween Uu Maayarka Gabilay Soo Abaabuley Ayaa Eedeeyay Masuuliyinta Sare eeXusbiga Kulmiye
August 15, 2021 - Written by admin

Qaarkamida haween ka kulmiye ee Gobolka gabiley ayaa eedeeyay Hogaanka xisbiga kulmiye ee heer qaran Sidoo Kalena Waxay wax ka Sheegeeyeen Masuuliyiinta Gabiley kasoo jeeda ee ku jira xukumada dhexe Hadaba Haweenkani Maanta shirka jaraaid Qabtay waa xubnihii ugu Dhawaa Maayarka Magaalada gabiley waa gacmihiisa gaarka ah uu Dirto wakhtiyada ololaha iyo marka La soo dhawaynayo waftiyada Cuslus Marka Sidaasi jirto mayaan la odhan karin Arintaasi Waa mid Maayarka Gabiley ka Danbeeyo oo uu ka wato dano gaara iyo ujedooyinkiisii Faraha Badnaa ee lagu bartay Waliba Waxa Intaasi Dheer In ay Dhawaan Shahaado Sharaf ku Maanuuseen Maayarka gabiley sida sawirkaa ka muuqata Waxa kale oo jirta inay Maayarka Gabiley in Badan uu la qaatay shirar Sida aad ku aragtid Sawirada Hadaba hadalka Maanta waa mid abaabulan oo Maayarka Gabiley dabada ka riixayay Arintani Ayaa kusoo hagaagtay wakhti uu Golaha cusub ee Degaanka Gabiley Uu Khilaaf Soo kala dhexgalay Maayarka Kaasi oo salka ku haya madmadow Badan oo ka muuqda miisaaniyada Golaha Degaanka Gabiley Islamarkaana ay ka biyo diideen goluhu ujeeda uu kaleeyahay maayarka gabiley Maxamed-aamiin Cumer Abaabulka Haweenka Ayaa ah mid uu indhaha bulshada iskaga jeediyo Si aan loogu mashquulin Khilaaf u dhaxeeya Golaha Degaanka Gabiley iyo Maayarka Waana xaqiiq inuu Doonayo inuu umada ku jiheeyo khilaaf cusub oo Uu kulmiye ka dhexbilaama Balse Waxaanu Ka Fiirsan in umadu isku taqaano Xadhiidhka Adag Ee ka dhexeeya Isaga iyo Haweenka kulmiye ee gabiley oo markaaba la fahmayo Inay fartiisii tahay Mar kale Waxan xusuusinayaa Inaan Kulmiyeha Gabiley dhaqaale waligii ka sugin xisbiga kulmiye iyo Xukumada dhexe Oo Gabiley Ay Ku Filantahay Xisbiga Maadaama Maalin kasta ay Kastamka kalaBaydh kasoo xeroodaan malaayin lacagta Somaliland ah Ugu Danbayn maayar Aamiin Waxanleeyahay Taana waanu Fahanay

By mukhtaar Nuux Ibraahim

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews