berberatoday.com
Xaruntii Mujaahidiinta Sooyaal Ee Berbera Oo Naafadii Hadhcad Laga Dareeriyay Shirkada Dahabshiil-na Xukumadu Ka Iibisay
August 15, 2021 - Written by admin
Berbera(Berberatioday.com)-Shacabka Berbera Oo Saaka Ku Waabariistay Ciidamo Boolis Oo Dhagxaan Ku Kala Xidhay Jidadka Xaga Hore Iyo Dhinacyada Ka Mara Xarunta Jimciyada Mujaahidiinta Sooyaal Ee Berbera Sidoo Kale Waxa Dhismihii Xarunta La Galiyay Cagaf Si Ay Udumiso Oo Dhulka Udhigto Dhismaha Xaruntaasi Oo Qadiimi Ahaa.
Xarunta Jimciyada Sooyaal Ee Berbera Ayaa la Sheegay Inay Xukumadu Ka Iibisay Ganacsadaha Dahabshiil Oo Mudo Dheer Ku Tamayay Gacan Kudhigida Xaruntaasi Iskudayo Badan Uu Hore Usameeyay Ilaa Xiligii Xukumadii Daahir Rayaale Aan Ku Guulaysan
Xaruntan Jimciyada Mujaahidiinta Sooyaal Ee Berbera Ayaa Waxa Dugsan Jiray Xafiisyo Iyo Hoyba U Ahayd Boqolaal Kamida Naafadii Ka Hadhay Ururkii Jabhada SNM Waxana Saaka Looga Dareeriyay Awood Ciidan Iyada Aan Xitaa Ogaysiis Lasiinin Iskaba Daa Inay Qeyb Ka Noqdaan Iibka Gurigooda Ay Mudada 30ka Sanadooda Daganaayeen.
Mujaahidiinta Sooyaal Ee Gobolk Saaxil Ayaan Ilaa Hada Wax Wara Kasoo Saarin Xaruntoodana Lagala Wareegay Dhismeheediina Dhulka La Dhigay.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews