berberatoday.com
Xildhibaano Baarlamaan Oo Ka Hadlay Xaflad Xalay Loo Qabanayay Oo Ciidamo Xoog Kaga Hor Joogsadeen Iyo Sababta”Daawo Muuqaal
August 16, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Munaasibad xalay ay haween magaalada hargaysa ku dhaqani uqabanayeen xildhibaan guruuje iyoxildhibaano kale oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada  cusub ayaa waxaa hor istaagay ciidamo boolis ah kuwaasi oo gabi ahaanba diiday in la galo huteelkii loogu talo galay munaasibadu in ay a qabsoonto.

 

Ciidamada booliska ayaan faah faahin ka bixin sobobta ay uhor istaageen qabsoomida munaasibadani iyagoo dadkii kasoo qaybgalay xoog ku kala eryay.

Dhanka kale qaarkamid ah xildhibaanadii ka qaybgalay munaasibad oo warbaahin la hadlay ayaa sikulul ucanbaareeyay talaabada ay ciidamadu kaga joojiyeen munaasibada taasi oo ay ku tilmaameen mid sharci daro ah ismarkaana ah cabudhin iyo cago juglay,

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews