berberatoday.com
Xildhibaan Cabdikariim Sheikh Cumar Oo Maanso Kaga Fal Celiyay Xadhiga Ay Xukuumadu Kula Kacday Sheikh Maxamed Ismaaciil.
August 18, 2021 - Written by admin

“Doraad  baan xasuustoo

Hagardaamadii hore

Cirdigiisa lagu galay

Xildhibaan Cabdikariim Sheekh Cumar sh, Ahmed Fure Oo Katirsan Mudanayaasha golaha guurtida Ayaa maanso kaga Fal celiyay Xadhiga ay xukuumadu kula kacday  sheikh Mohamed sheekh Ismaaciil oo kamid ah culimada reer somaliland.

 

 

Doorkan maanta maansada

Hawraartu waa dood iyo

Dareen jira aan halbeega saaree

Baaqaygu daah furan

Damiirkaygu siduu yahay

Haatan waan damqanayaa

Dabuubtayda hadalkuna

Daliilkeedu wuxuu yahay

Gardaradaa lagula kacay

Halyay birimagoydo ah

Sheekh diinta lagu hubo

Daacigaa illaahay

Doraad  baan xasuustoo

Hagardaamadii hore

Cirdigiisa lagu galay

Godob baan tirsanayaa

deel qaafkan maantana

dulmi diid ayaan ahay

xaqa daaficiisana

nin danaynayaan ahay

cadli doon ayaan ahay

muslimiinta oo idil

nin daryeela baan ahay

gaalada damiimka ah

Nin ka Adag ayaan ahay

Doc kayeedh nin liitaw

Munaafiqnimada ku faanee

Culimada ku duulaw

waxaan kuu dardaar warin

erayadan digniinta ah

Ahmed guray ma uu dhiman

ma goblamin darwiishkii

geenyadu ma daalana

Xildhibaan Cabdikariim Sheekh

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews