Xildhibaano Katirsan Golaha Wakiilada Oo Wasiirka Arimaha Gudaha La Yeeshay kulan La Xidhiidha Xadhiga Sheikh Maxamed Ismaaciil!
August 18, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xidhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Maanta kulan Albaabadu u xidhan yihiin la qaatay wasiirka arimaha gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed kaasi oo ay wax kaga waydiinayeen xadhiga sheikh maxamed ismaaciil oo maalintii labaad ku xidhan magaalada hargaysa.
