Maareyaha Haayada Dekedaha Somaliland Oo Sheegay Inay Sanadkii Dekeda Cusub Kasoo Dagayaan Shan Boqol Oo Kun Oo Konteenar
August 19, 2021 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Tan iyo markii dekeda berbera lagu sameeyay balaadhin ismarkaana la keenay qalabka loogu talo galay in ay alaabaha ka dajiyaan maraakiibta waawayn ayaa waxaa dekeda berbera kusoo xidhay maraakiibta waawayn ee dunida ukala goosha kuwaasi oo uraran dalka aynu jaarka nahay ee itoobiya.
