berberatoday.com
“Ma Jirto Sabab Aynu Guno Fadhiyeed Uqaadanaa Iyadoo Macallimiinteenii Iyo Askarteenii La Ogyahay Mushaharka Ay Qaataan Yaraantiisa Iyo Xaalada Ay Ku Shaqeeyaan Ee Adag… Xildhibaan Xasan Dhuxul Laabsaalax”Daawo Muuqaal
August 21, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan/Abwaan Xasan Saleebaan dhuxul laabsaalax oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada ayaa isagoo ka hadlay doodii golaha ee xeer hoosaadka golaha soo jeediyay in lacagta guna fadhiyeedka ee golaha la joojiyo maadama xildhibaanadu qaataan mushahar iyo guno xileed in loo baahan yahay in lacagtaasi oo badalo dhinaca macalimiinta iyo ciidamada oo aan qaadan mushahar ku filan

Sidoo kale xildhibaan abwaan xasan dhuxul ayaa ka hadlay qodobo kale oo muhiim ah.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews