Xaggee Ayay Ku Dambeeyeen Saraakiishii Soomaalida Ahaa Ka Howlgali Jiray Afghanistan?
August 21, 2021 - Written by admin
Kabul(Berberatoday.com)-Shaqalaha Qaramada Midoobay qeybtooda gargaarka, ayaa laga daadgureeyay dalka Afghanistan, iyagoo la geeyey dalka deriska la ah waddankaasi ee Kazakhistan.

Waxaana ay shaqaalahaasi ka mid ah nin Soomaali ah oo lagu magacaabo Dr Xuseen Yoonis oo hada kusugan dalkaas kazakhaistan
Berberatoday.com