Gudida Iyo Waalidiinta Ardayda Jaamacada Barwaaqo Iyo Dugsiga Abaarso Oo Iska Fogeeyay Eedo Loo Soo Jeediyay Macalimiinta Wax Ka Dhiga!
August 23, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudida Dugsiga Abaarso Iyo waalidiinta Ardayda waxka barata ayaa jawaab kulul ka bixiyay eedo Loosoo jeediyay dugsigooda iyo macalimiinta Ajaanibka ah ee wax ka dhiga,


