“Maayar Dhalinyaradii Ku Dooratay Hooyooyinkood, Way Dhiban Yihiin Ee Iyaga Iyo Maan Deeq Soo Kala Gaadh”Ganacsatada Hilibka
August 23, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hooyooyinka ku ganacsada hilibka ee magaalada hargaysa ayaa baaq culus udiray Madaxwaynaha Somaliland iyo maayarka caasimada Cabdikariim Axmed Mooge iyagoo ka dalbaday in ay soo kala gaadhaan shirkada maan deeq oo tacadi culus ku haysa.

