Raysal-wasaarihii Dalka Sweden Stefan Löfven Oo Iscasilay Iyo Sababta!
August 23, 2021 - Written by admin
Stocklom(Berberatoday.com)-Raysalwasaarihii dalka Sweden Stefan Löfven ayaa iska casilay xilkii Iyo Gudoomiyihii xisbiga Social Dumuqradiga isagoo iscasiladiisa uu kaga dhawaaqay shirkii xisbiga oo ka dhacay magaalada stowkhum isagoo sheegay in lasoo doorto cidii xilkaasi ka badali lahayd.