Dad Ku Dhintay Dagaal Ka Dhacay Garoonka Diyaaradaha Ee Kaabuul
August 24, 2021 - Written by admin
Kabu(Berberatoday.com)-Is -rasaaseyn, ayaa saaka dablay aan heybtooda la garanayn iyo ciidamada ammaanka ku dhexmartay, sida ay sheegeen saraakiisha ciidamada Jarmalka
Mid ka mid ah ilaalada Afgaanistaan, ayaa dhintay saddex kalena waa ay dhaawacmeen, sida ay saraakiishu sheegeen, iyada oo sidoo kale dhacdadan ay ku lug leeyihiin ciidamada Mareykanka iyo kuwa Jarmalka.