Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Shaacisay Bilowga Wajigii Labaad Ee Talaalka Covid19.
August 24, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada caafimaadka ee somaliland ayaa shaacisay bilowga waji cusub oo talaalka covid19 oo la bilaabi doona iyo goobaha laga helayo
Agaasimaha guud ee Wasaarada caaafimaadka Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay bilowga talaalka covid19 iyo muhiimada uu blshada uleeyahay.