“Coldoon In La Xidhaa Isaga Ayay Uwanaagsan Tahay, Waayo Qofka Waalidka Ah Ee Uu Ilmihiisa Dhaleeceyay Gacantiisa Ayuu Wax Kaga Qabsan Lahaa” Xildhibaan Tima Jilic.
August 25, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xidlhibaan Axmed Ibraahim Tima Jilic oo kamid xildhibaanada golaha wakiilada somaliland ayaa ka hadlay xadhiga coldoon oo mudooyinkii udanbeyay eedo usoo jeediyay dugsiga abaarso iyo jaamacada barwaaqo isagoo sheegay In xadhigu isaga dan uyahay abnigiisa maadaama uu aflagadeeyay arday waaldiintii dhalay ay suurto gal tahay in ay gacanta ula tagaan.
