berberatoday.com
Maayarka Caasimada Oo Bulshada Reer Hargaysa Ugu Baaqay In Ay Kala Qayb Qaataan Ololaha Nadiifinta Ee Maalinta Khamiista.
August 25, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Maamulka Dawlada Hoose ee caasimada Hargaysa ayaa shacabka ugu baaqay ka qayb qaadashada ololaha nadiifinta qashinka oo loo mudeeyay maalinta khamiista oo ku began 26bisha.

Maayarka caasimada ayaa shacabka reer hargaysa ugu baaqay in ay kala qayb qaataan ololaha lagu nadiifinayo goobaha qashinka oo ka dhici doono degmooyinka xaafadaha magaalada hargaysa kaasi oo ay k tartami doonaan degmo kasta sida ay shacabkoodu uga qayb qaataan dadaalada lagu doonayo in caasimada hargaysa noqoto magaalo nadiif ah

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews