Madaxweyne Muuse Biixi Oo Golaha Wakiilada Dib Ugu Soo Celiyay Xeerka Furista Ururada Siyaasada+Sababta!
August 25, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland mudane Muuse Biixi ayaa laba cisho ka hor Golaha Wakiillada ee cusub dib ugu Soo celiyey ‘xeerka Furista ururada iyo asxaabta siyaasada (XEER No. 14/2011)’ oo dhawaan uun uu Golaha guurtidu u soo gudbiyey.
