Kal Fadhi Ay Ubalansanaayeen Golaha Deegaanka Gabiley Oo Baaqay Iyo Xildhibaan Ka Hadlay Sababta
August 26, 2021 - Written by admin
Gabiley(Berberatoday.com)–Xildhibaanada golaha deegaana degmada gabiley ayaa maanta ubalansanaan kal fadhi aan caadi ahayn balse baaqday kadib markii uu shir albaaba uxidhan yahay uu la yeeshay badhasaabka gobolka gabiley
Sidoo kale xildhibaan khaalid hoore ayaa faah faahin ka bixiyay sobobta uu shirkoodii ubaaqday.